Hoyga Qabaayilka
Reer Sheekh Isaxaaq

Durriyadda Sheekh Isaxaaq Bin Axmed Al-Hashimi

Blog

codsi

Posted by Abdulrazaq on May 13, 2010 at 5:41 AM

Haddaad haysu siday u kala baxaan qabaayilka:

1. Ayuub

2. toljecle

3. Sanbuur

 

Fadlan ii soo tebi

 

Categories: None

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

20 Comments

Reply abdirahman
12:31 AM on November 5, 2012 
ACWW

Waxaan kugu dari lahaa reerka ciidagale - abokor muse - adan abokor waxaad ka ilawday reer layidhaado Reer Cawl Adan oo ay walalo yihiin Hasan Adan .. Intaas ayana ku dari lahaa .. Waanad iska hubi kartaa. Mahadsanid
Reply Yaasin cismaan
11:47 AM on November 10, 2012 
waxaan ku dari lahaa REER KA ARAB gaar ahaan marka aad ka hadlayso
muuse abakor
maaha sadex waa afar
1-yuusuf muuse ( geel qonof)
2-makaahil muuse ( afyare )
3-maxmed muuse( m .fanax)
4-cabdale muuse
Reply abdale mohamed jama
4:16 PM on February 16, 2013 
This article may need to be wikified to meet Wikipedia's quality standards. Please help by adding relevant internal links, or by improving the article's layout. (August 2009)
Cimraan (Somali: Cimraan) is a Somali clan, and one of the main Isaaq sub-clans. Cimraan clan members mostly live in northern Somalia, stretching from the outskirts of the city of Burco all the way to Sibidhley in Togdheer and Saraar.
Subclan summary Maxamad (Cibraan) Sh Isaxaaq
1) Cabdalle Max'ed

(I) Xildiid Cabdalle

1) Reer Xagaa
I- Cabdi Xagaa
a- diiriye Cabdi
1- reer Nuur diiriye
2- reer Jaamac diiriye
3- reer max'uud diiriye
4- reer x. cabdi diiriye
5- reer cabdille diiriye
6- reer muuse diiriye
7- reer max'ed diiriye
8- reer ahmed diiriye
b- ibraahim Cabdi
c- ducaale cabdi
d- Cigaal cabdi (reer caraale)

2) Siciid Xagaa
3) Cali Xagaa

II- reer Sahal (Maxaad-qoray)
III- reer Banjiidh
(II) Yoonis Cabdalle

1) Reer Xarbi
- reer siciid cali
- reer biniin
- reer Cigaal cali

2) reer idireys (ruugagbuur)

3) reer Cabdalle Rooble (cabdallaha dhaadheer)
- reer aadan cabdalle
- reer yuusuf cabdalle
- reer mohamed cabdalle
- reer ahmed cabdalle
(III) Aadan Cabdalle (reer Qururux)
(VI) Xasan Cabdalle (reer Ugaadh)
(V) Butaale Cabdalle


2) Cigalle Max'ed sh. isxaaq
- Cumar aadan ( cumar dundun)
- Guuleed Cumar
- Cabadalle Cumar
- Cali aadan ( cali qaar)
- ahmed aadan ( reer ahmed

3) Ciise Max'ed sh. isxaaq (Ciise Cimraan)
- reer fiqi bayle
- reer cali bayle
- reer yuusuf bayle
- ba geeddiyo
- reer geedi guuxaa
- reer xaad


[edit] Notable Cimraan people Khayre Bulin a very famous entertainer in Warcimran town in Somaliland Caaqil yare a very famous man in Somaliland and Togdheer Region. X. xuseen Nuur Cali faous wealthy man in 1980s' in Burao City Cawil Curyaan famous wealthy man in in 1980s' in Hargeisa City Yuusuf Shaacir a famous Poet in The Somali Region in east of Africa Xasan Macalin Somaliland State Minister of interior Affairs cabdale mahamed jama




fadlan walaal beesha cimraan ee aad sidaa u qortay wax kabadal oo sidan u qor sidan ayay sax ku tahee dee beesha habar jeclona ka jar maaheee waa habar xabuusha lkn cimraan waa ina sheekh isaxaaq fadlan noo tix gali arinkan
Reply Mohammed Ali
9:09 AM on November 6, 2013 
Fadlan Qabiilka Arab ma dhamaystirna oo waad soo gaagabisay halka aad qabilada kale ilaa aad hoos socotay si saxan makugu soo dira adiga oo raaliya si meesha looga wada muuqdo oo saxan
Reply Abdulrazaq
1:36 AM on November 7, 2013 
Mohammed Ali says...
Fadlan Qabiilka Arab ma dhamaystirna oo waad soo gaagabisay halka aad qabilada kale ilaa aad hoos socotay si saxan makugu soo dira adiga oo raaliya si meesha looga wada muuqdo oo saxan
Reply Abdulrazaq
1:38 AM on November 7, 2013 
Mohammed Ali,

Adoo mahadsan ii soo dir Arab sida uu u sii kala baxo. Waxaanad og soonaataa in aan reer walba ku koobay haybaha la sheegto ee caanka ah

Salaamad
Reply ridwan abdi
11:25 AM on September 6, 2014 
Asc walaalayaal
salan ka bacdi pagekan aad ayan u bogadinayaa cidi isku howshay iyo cida maskax iyo maalba galisay

waxan se codsan lahaa in lagu soo daro inta aad ka tagteen
reer sheekh isaxaaq ee kala ah Ayuub Toljecle Cimraan iyo sanbuul
waad mahad san tiihin
Reply maxamed
2:40 PM on March 6, 2015 
habarjeclo weeye
Reply sacad mahamed
6:58 AM on May 1, 2015 
aad ayaan kuu salaamayaa walaal marka hore
salaan ka dib
waxaad ka tagtay reer sacad muse ah oo ka sii ah husein abakor oo ka sii tafiirmay ismacil jibriil waxaana la yidhaahdaa MUHUMED ISMACIL (WARANCAD) waxayna ku magac dheeryihiin WARANCAD
Reply sacad mahamed
7:06 AM on May 1, 2015 
Habar Awal
1. Sheekh Isaxaaq

2. Cabdiraxman (Awal) Sheekh Isaxaaq

3. Subeer Awal

4. Muse Subeer

5. Afgab Muse

5. Celi Muse

5. Cigalle Muse

5. Cabdalle Muse

5. Ciise Muse

6. Abokor Ciise

6. Idarys Ciise

6. Adan Ciise

7. Jibril Adan

8. Maxamuud Jibril

8. Xassan JIbril

8. Ibrahim Jibril

8. Ismaaciil Jibril

9.Cabdalle Ismaaciil

10. Maxamuud Cabdalle

10. Gedi (Reer Fiqi) Cabdalle

10. Maxammed (Gurux) Cabdalle

10. Jibril Cabdalle

11. Iidle Jibril

11. Farax Jibril

11. Cadaawe Jibril

6. Maxammed Ciise

7. Xassan Maxammed

7. Jibril Maxammed

8. Cumar Jibril

8. Yonis Jibril

8. Abokor Jibril

9. Xassan Abokor

10. Baalle Xassan

10. Muuse Xassan

11. Cali Muuse

12. Wacays Cali

12. Xaad Cali

12. Sahal Cali

12. Cabbane Cali

8. Muuse Jibril

9. Cabdiraxmaan Muuse

9. Cabdulle Muuse

10. Cabdalle (Qoyan) Cabdulle

10. Xassan Cabdulle

11. Axmed (Dhogori) Xassan

11. Deerayahan Xassan

5. Sacad Muuse

6. Cabdiraxmaan Sacad

6. Cabdalle Sacad

6. Isaaq Sacad

7. Makaahil Isaaq

8. Moxamed Makahil

8. Nux Makahil

8. Abokor Makahil

8. Cumer Makahil

8. Xassan Makahil

9. Cisman Xassan

9. Ali Xassan

9. Jibril Xassan

9. Robleh Xassan

7. Mohammed Isaaq (Abbas)

7. Ciise Isaaq

7. Muse (Case) Isaaq

7. Yeesif Isaaq

8. Muse (Liiban) Yeesif

8. Axmed Yeesif

9. Cabbane Axmed

7. Abokor Isaaq

8. Cabdalle Abokor

8. Jibril Abokor

9. Makaahil Jibril

9. Xassan Jibril

9. Adan Jibril

9. Maxammed (Deryahan) Jibril

9. Yoonis Jibril

10. Uurkuraag Yoonis

11. Adan Uurkuraag

12. Cumar Adan

12. Cali Adan

9. Cali Jibril

10. Cumar Cali

11. Adan Cali

11. Abibi Cali

11. Dugeh Cali

11. Sahal Cali

11. Hussien Cali

11. Ragsaleh cali

11. Abtidon Cali

11. Ismaaciil Cali

12. Dalal Ismaaciil


12. Samatar Ismaaciil
12. Collow Ismaaciil

12. Higgir Ismaaciil

12. Geedi Ismaaciil

12. Qayad Ismaaciil

12. Barreh Ismaciil

13. Xareed Barreh





8. Xusseen Abokor

9. Cismaan Xusseen

10. Loogeh Cismaan

10. Xaamud Cismaan

10. Hadiye Cismaan

10. Yusuf Cismaan

9. Jibriil Xusseen

10. Cali Jibril

10. Ismaaciil Jibril

11. Yonis Ismaaciil (Bah Gobo)

11. Idarays Ismaaciil (Bah Gobo)

11. Cabdille Ismaaciil (Garaacato)

11, muhumed Ismaacil (warancad)

11. Saciid Ismaaciil

12. Cabdalle Saciid

13. Cabbane Cabdalle

13. Cilale Cabdalle

13. Samatar Cabdalle

13. Axmed Cabdalle

11. Nuux Ismaaciil

12. Axmed Nuux

12. Cali Nuux

12. Yoonis Nuux

13. Gadiid Yoonis

13. Xoosh Yoonis

13. Shirdoon Yoonis

13. Maxammed Yoonis
Reply Guled mohamed
5:13 AM on May 25, 2017 
Imika sacad muuse ,isaxaaq sacad, reer yeesif isaxaaq waxay u kala baxaan sadex cabdalle yeesif axmed yeesif iyo muuse yeesif markaaa muuse wuxu dhalay wiil layidhaahdo cali calina wuxu dhalay wiil layidhaahdo abokor abokorna wuxuu dhalay liibaan markaa waa sidaa
Reply abdi aziiz
6:57 AM on July 2, 2017 
walal cadald same hadad rer sh izxaq so qaoraysay ku aad ka tagtay ma oroma mise waxad ledhaay isaqba maha waxad godob ka gashay beesha ayuub godob xun fadlan kuso dar wlo
Reply Abdulrazaq
9:08 AM on July 2, 2017 
Walaal cabdi caziz

Ayuub Kaman tegin lakin waxaan waayay cid modular ah ok iga jaahil tirta sidaa u kalobaxo. Hadaba bal adigu hawshaa soo dhamee
Reply MichaelLok
6:58 AM on October 11, 2017 
http://cialisnewpilles367.com - ent specialis
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
8:01 AM on October 11, 2017 
http://cialisnewpilles367.com - increase egg ovulation
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
6:37 AM on October 12, 2017 
http://cialisnewpilles367.com - medical schools 8wbJ
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
10:17 AM on October 12, 2017 
http://veryniceshopperz.com - internet pharmacy canada DT8v
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
6:20 AM on October 13, 2017 
http://onlinenewpharma365.com - tropical disease specialist johannesburg sa
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
7:37 AM on October 13, 2017 
http://onlinenewpharma365.com - rogaine foam does it work
, hello and buy!, hello and buy!
Reply MichaelLok
9:17 AM on October 19, 2017 
http://verynicelevitratab.net - cheap school dissertation,cheap case study writers sites,help writing professional book review online