Hoyga Qabaayilka
Reer Sheekh Isaxaaq

Durriyadda Sheekh Isaxaaq Bin Axmed Al-Hashimi

Reer Shiekh Isaxaaq

Sheekh Isxaaq wuxuu dhalay

  • Ismaciil (Garxajis)
  • Abdulrahman (Awal)
  • Muse
  • Mohammed (Arab)
  • Ayuub
  • Maxammed (Cimraan)
  • Ibrahim (Sanbuur)
  • Axmed (Toljecle)

 

 Sheekh Isxaaq wuxuu kale uu kaga tegay duriyad dalka Yemel. Sheekhu wuxuu ku dhalay Yemen saddex wiil oo ka tegay taran

1. Diran - درعان - waxaa ka tafiirmay qabiil loo yaqaan Al Diran

2. Sharif - شريف - waxaa ka tafiirmay qabiil loo yaqaan Al Sharaf magaalada Kurb 

3. Mansoor - منصور - waxaa ka tafiirmay qabiil loo yaqaan Al Mansoor