Hoyga Qabaayilka
Reer Sheekh Isaxaaq

Durriyadda Sheekh Isaxaaq Bin Axmed Al-Hashimi

Sheekh Isaxaaq

Taariikhda Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq wuxuu ka mid ahaa niman wadaado ah oo ka yimid jasiiradda carrabta una soo bixitimay Geeska Afrika si ay diinta Islaamka ugu fidiyaan. Sheekhu wuxuu ku dhashay dalka Ciraaq, laakin wuxuu muddo fadhiyay dalka Yaman 

 

Sheekh wuxuu Somalia ku guursaday laba dumara oo u dhalay siddeed wiil. Wuxuu ku geeriyooday magalada Maydh ee ku taal gobolka Sanaag ee Woqooyiga Somaliya ama Somali Land

 

Abtirsiinta Sheekh Isaxaaq

Sida lagu hayo buugaag dadkii hore qoreen oo lagu hayo maktabado ku yaalla Qaahira, Sanca, iyo Dimishiq; abtirsiimada Sheekhu waa tan hoos ku qoran.

 

 

1. Isaaq

1.      إسحاق

2. bin Ahmed

2.      بن احمد

3. Bin Mohammed

3.      بن محمد

4. Bin Hussien

4.      بن حسين

5. Bin Ali

5.      بن علي

6. Bin Mudhar

6.      بن المطهر

7. Bin Abdalla

7.      بن عبد الله

8. Bin Ayup

8.      بن ايوب

9. Bin Mohammed

9.      بن محمد

10. Bin Qasim

10.  بن قاسم

11. Bin Ahmed

11.  بن احمد

12. Bin Ali

12.  بن علي

13. Bin Eisa

13.  بن عيسى

14. Bin Yahya

14.  بن يحيى

15. Bin Mohammed Al Taqi

15.  بن محمد التقي

16. Bin Ali Al Caskari

16.  بن علي العسكري

17. Bin Mohammed Al Jawad

17.  بن محمدالجواد

18. Bin Ali Al Reda

18.  بن علي الرضا

19. Bin Musa Al Kathim

19.  موسى الكاظم

20. Bin Jafar Al Sadiq

20.  بن جعفر الصادق

21. Bin Mohammed Al Baqir

21.  بن محمدالباقر

22. Bin Ali Zainal Al Abiden

22.  بن علي زين العابدين

23. Bin Imam Al Hussien

23.  بن الامام الحسين

24. Bin Ali

24.  بن على

25. Bin Abu Dalib

25.  بن أبوطالب

26. Bin Abdulmuddalib

26.  بن عبدالمطلب

27. Bin Hashim

27.  بن هاشم

 

 

 Site kan waxaad ka helaysaa warar badan oo ku saabasan Sheekh Isaxaaq

http://www.alashraf.ws/